Siyaasiyiin Somaliland oo Ka Waramay Sannadkii Dhamaaday ee 2016, Cunfiga Siyaasadeed ee Dhashay Iyo Filashada Sannadka Cusub ee Maalintiisii Labaad aynu Ku Jirno DAAWO
Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Sannadkii Tegay ee 2016 ayaa Waxaa Somaliland Soo Maray Khilaafyo Siyaasi ah Kuwaas oo ay debci noqotay inay soo Noqnoqdaan,Sidoo Kale waxaa Somaliland la soo deristay Xaalad adag oo abaareed.