|

Siyaasi Xirsi Xaaji Cali oo ka hadlay Xil Muran badan ka dhashey oo Xisbiga Waddani u magacaabay & Balanqaad uu Sameeyay DAAWO

Hargaysa 17.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo dhawaan loo magacaabay Xil bulshada si wayn u hadal haysay ayaa sheegay inuu xilkaasi ka tanaasuli doono haddii ay bulshadu fahmi waydo.

Comments are closed