Siyaasi Xamarje oo Dacaayad Kulmiyeyasan Ku Tilmaamay Warar Sheegaya inuu ka Baxay Xisbiga Waddani DAAWO
Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Cumar X.C.laahi Xamarje ayaa beeniyey Warar Sheegaya inuu ka baxay Xisbiga Waddani Waxaanu Sheegay in Wararkaas ay Faafinayaan Xisbiga Kulmiye.