Siyaasi Maxamed Cali Bille oo Is barbar dhig ku sameeyay Barnaamij Siyaasadeedyada Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani DAAWO
Hargaysa 03. October 2017 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamed Cali Bille oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye ayaa Isbarbardhig ku sameeyay Labada Barnaamij Siyaasadeed ee Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani & Waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin.
Maxamed Cali Bile ayaa sheegay in Barnaamijka Kulmiye Todobada tiir ee uu Ku taagan yahay ay ka turjumayaan baahida qaranka halka uu Xusay in barnaamijka Xisbiga Waddani uu ka kooban yahay Lix tiir.