|

Siyaasi Cali Sandule oo Jawaab adag ka Bixiyey Hadal Quudhsi ah oo ka Soo Yeedhay Gudoomiyihiisa Xisbiga Kulmiye Iyo Garnaqsi uu Soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 06. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Sandule Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland ayaa Jawaab ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu ku tilmaamay inuu Quudhsaday qaabkii beeshiisa loo Siiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha.

“Waxaan Is Leeyahay Haddu Faysal Cali Waraabe Dalkan Hogaamin Lahaa Muddo Dhawr Sanno Ka Yar, In Ictiraafkii Degdeg U Iman-Doono, Waxaan Ku Qirayaa Faysalow, In Meel Lagaaga Dhacay Oo Aad Xaq U Leedahay, Waanan Ku Dooran-Doonaa,..” Siyaasi Cali Sandule

Comments are closed