|

Siyaasi Cabdilahi Darawal Oo Si Adag Uga Hadlay Inuu Xisbiga Waddani Ku Biiray & Xubnaha Beri Sida Rasmiga ah ula Midoobaya DAAWO

Hargaysa 19. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Xuseen Iimaan oo Ku Magac dheer ‘’C.laahi Dareewal’’ Xilal Wasiirnimana ka soo qabtay Xukuumadihii ay kala hogaaminayeen Madaxweyneyaashii Hore ee Somaliland Sida Marxuun Cigaal iyo Daahir Rayaale ayaa ka hadlay Warar Sheegaya inuu Maalinta Beri ah ku biiri doono Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Dhinaca Kale Waxaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Beri oo Khamiis ah la Midoobi doona Siyaasiyiin hore uga tirsanaa Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye.

Comments are closed