|

Siyaasi C.kariin Axmed Mooge oo Kulan Turxaan Bixin ah u qabtay Hogaanka Garabyada Dhallinyarada ee Sadexda Xisbi Qaran DAAWO

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Kariin Axmed Mooge ayaa Magaalada Hargaysa Waxa uu Kulan Turxaan Bixin ah ugu qabtay Gudoomiye-yaasha Garabyada Dhallinyarada ee Sadexda Xisbi ee Kulmiye, Waddani Iyo Ucid.

Comments are closed