|

Sirdoonka Waddanka Holland Oo Tababaraaya Shimbiro La Dagaalama Diyaaradaha Basaaska Ah SAWIRO

Holland 4. February,2016(SDN/QJ):– Dowlada Holland ayaa bilowday tababarka raxan shimbiro oo loo adeegsan doono qaab Sirdoon, kuwaasi oo sidoo kale ka qeybqaadan doona la dagaalanka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee xiliyada qaar kusoo xadgudba hawada dalkaasi.

Qeyb kamid ah shimbirahaani ayaa waxaa la siiyaa tababar suuragalinaaya in dhulka ay soo dhigaan Diyaaradaha basaaska ee aan duuliyaha laheyn.
Dowlada Holland ayaa qaati ka taagan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn kuwaasi oo si sharci la`aan ku duulaya hawada dalkaasi.
v1 v2 v3 v4 v5

Comments are closed