|

Sidii uu u Dhacay Shilkii Baabuur ee uu Maanta Ku Geeriyooday Isuduwihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag DAAWO

Burco 05. January 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Waxaa Maanta Shil Baabuur oo Ka dhacay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Berbera iyo Burco Ku Geeriyooday Isuduwihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Marxuun Aniis Saalax Xaaji Xasan,Halka ay Sidoo Kalena Shilkaasi Ku dhaawacmeen Hooyadii Iyo Xaaskiisa .

Comments are closed