|

Sidii ay Warbaahinta Soomalidu Ku Bilaabantay & Heerka ay Maanta Marayso Oo ay ka Sheekeeyeen Ruug Cadaayadii soo Maray Warbaahinta Iyo Dhallinta Saxafiyiinta ah ee bedelay DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Ku hadasha Luuqada soomaaliga ayaa la bilaabay Hilaadii Sannadkii 1944-kii Waxaana Idaacadii u horaysay ee af soomaali ku hadashaa ay ahayd Idaacada Radio Hargaysa waana Idaacada ay feedheeda ka farcameen dhamaanba warbaahinta radiyaha ee somaliga ku hadla Maanta.

Hadaba Suxufiyiintii Waayo araga ahaa ee Sannadihii Lixdamaadkii bilaabay Shaqada idaacadaha ayaa ka waayo waramay Marxaladihii ay warbaahinta soomaalidu soo martay.

Comments are closed