|

Sidee loo Joojin Karaa tacadiyada ka dhanka ah Haweenka? DAAWO

Hargaysa 30.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ururka Baahi-koob oo ka mid ah ururada wadaniga ah ee ka hawlgala dhinaca arimaha bulshada Somaliland una xilsaaran la dagaalanka tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka iyo caruurta ahna urur hoos yimaadda Cisbitaalka guud ee Caasimadda ayaa magaalada Hargaysa ku qabtay Kulan balaadhan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha bulshada iyo hay’adaha dhinacyada garsoorka iyo cadaalada kaasoo lagaga hadlayey sidii loo yarayn lahaa ama ugu dambaynta loo joojin lahaa tacadiyada lagula kaco haweenka.

Comments are closed