Sidee ayuu u dhacay Aaskii Garaad Abshir Saalax Maxamed Iyo Khudbadihii lagu sagootiyay ?DAAWO
Buuhoodle 13.July 2016 (SDN/QJ):- Allah ha u naxariistee waxa waxaa doraad Galab Tuulada ballicad ee Degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle lagu aasay Marxuum Garaad Abshir saalax Maxamed oo ka mid ahaa Madax dhaqameedka Somaliland, dhowaana ku geeriyooday dalka dibadiisa.
Aaska Marxuunka Waxaa ka qayb galay Hogaan dhaqameed kala duwan oo ka yimid deegaanada Somalidu degto,Siyaasiyinta beesha uu ka dhashay qaar ka mid ah iyo Marti Sharaf kale.