”Siciid Cilmi Roobloow Waxaan leenahay Labada Beelood Waxba kama dhexeeyaan Ee maxaa la turxaan bixinayaan Ciise Muuse iyo Habaryoonis’’ DAAWO
Burco 12. December 2016 (SDN/QJ):- Odayaasha Waqooyiga Burco oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Kulan ay ku qabteen Magaalada Burco Waxay Ku Beeniyeen Warar ay faafiyeen Siyaasiyiin Deegaankaasi ka soo Jeeda oo Sheegay in Shir Turxaan Bixin ah ay wada yeelanayaan Beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Burco.