|

Shukri Xaaji Baandare oo ka waramaysa marxaladihii ay guddida doorashooyinka Somaliland soo mareen iyo xaaladaha haatan taagan ee ku xeedhan ururada la furay(DHEGEYSO PRT2)

New York Dec 24,2011(qurbejoog.com)- Shukri Xaaji Baandare oo dhawaan abaalmarin lagu guddoonsiiyay dalka Mareykanka ayaa waxqabadka ay ay arrintan ku muteysatay waxa ka mid ahaa sida hufan ee ay uga soo dhalaashay hawshii taarikhiga aheyd ee ay guddidii u horeysay ee doorashooyinka Somaliland soo qabteen.

Shukri  oo ay abaal marintan u garatay heyada caalemiga ah ee ICC ayaanu ka wareysanay marxaladii kala duwanaa ee guddida doorashooyinka Somalilad soo mareen iyo sida ay xaalada iminka taagan ee diiwaangelinta ururada u argto.

 HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA SHUKRI XAAJI BAANDARE

 

Comments are closed