Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye,iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}
Hargaysa 31.March {SDN} Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga taladda haya ee Kulmiye ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabo-gabeeyey Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa.
Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Ujeedada Shirkan Golaha Dhexe ku Sheegay in ay hor taalo Sidii ay u ansixin lahaayeen in shirwaynaha xisbiga Kulmiye uu qabsoomo 25-ka bisha December ee sanadkan iyo In heshiisyo uu xisbigu la galay Ururadii Siyaasada ee ka qayb-galay Doorashooyinkii Golaha deegaanka lagu ansixiyo shir sanadeedkan golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiy,Taas oo Ergadii ka qayb gashayna ay Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen .
Hadaba waxaan halkan idiinku Soo Gudbinaynaa Khudbadihii ay Madashaas ka jeediyeen Gudoomiyaha Golaha Dhexe, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SHIRWEYNE.mp3″]
Hargaysa SDN,
qurbejoog@gmail.com