|

Shirkii Jaraa’id ee Hogaanka Xisbiga Kulmiye ku Taageereen Madaxweyne Siilaanyo, halkan ka {DHAGAYSO}

Hargaysa 20.April (SDN) Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Cadeeyay inay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Garab joogaan Qaadacaada in Somaliland ka qayb gasho Shirka loo qabanayo Somalia,kaas oo ay ku sifeeyeen Mid Hoos u dhigaya Maqaamkii Somaliland ay dunida ka joogtay .

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga  kulmiye md.Maxamed Kaahin Axmed ayaa shirkaa jaraa.d ka sheegay mawqifka madaxweynaha Somaliland ka qaatay shirkaas  oo  uu ku sheegay in aan Somaliland meeli uga  banaanayn.

Hadaba Halkan ka dhagayso Hadalkii Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed .

 
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Kulmiye20.mp3″]

Hargaysa SDN.

qurbejoog.com

Comments are closed