“Shirgudoon Waa Eray Xaaraan ah oo Kulmiye ku Danaystay” Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Meel adag iska Taagay Qaabkii looga Hadlay Qodobkii Sagaalaad ee Heshiiskii Istanbul ee dhex maray Somaliland iyo Somalia .
Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu ku dooday in Ummada Somaliland ay Xaq u leedahay soo Bandhigida Gabood faladii uu rajiimkii Siyaad bare u Gaystay Isagoo Naqdiyay Wasiirkii Amniga ee Somalia .
Waxaa kale oo Boobe Yuusuf Ducaale uu ka Hadlay Wax ka bedelkii ay Golaha Wakiiladu ku Sameeyeen Xeer Hoosaadkooda .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalka Boobe Yuusuf
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BoobeMaanta29.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com