|

Shir lagaga hadlayo Cadaalada iyo Nabadgalyada oo Boorama ka Furmay ka Daawo Qurbejoog

Boorama 17.April 2014 (SDN)-Magaalada Boorame xarunta Goblka Awdal waxaa maanta ka furmay shirweyne balaadhan oo uu shir gudoominayo wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee JSL Md cali Maxamed warancadde, shirweynahaas oo ay maamulka iyo dadweynaha sadexda Gobol ee Awdal, Salal iyo Maroodijeex kaga  hadlayaan adkaynta ammaanka iyo horumarinta bulshada.

Shirkan dhinaca  Nabada iyo cadaalada lagaga hadlayo oo ay ka qaybqaadanayaan in ku dhow 200 oo odaydhaqameedyo ah oo ka kala yimid gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaan Awdal/Salal iyo Maroodijeex ayaa ka furmay Boorama.

Boorama SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed