|

Sheikh Shariif Oo Ka Hadlay Cida Loo Aanaynaayo Iibka Soohdin badeedka Somalia ee ay la wadaagto Kenya DAAWO

Muqdisho 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Dawladii Ku Meel gaadhka Somalia haatana ku Dhawaaqay inuu u Taagan yahay Xilka Madaxweyne-nimo ee Doorashooyinka dadban ee Sannadkan Gudihiisa ka dhacaya Somalia ayaa ka hadlay Cida loo tirinayo inay Iibisay Soohdin badeedka Somalia iyo Kenya oo dhawaan uun ka Garnaqa Kiiskan ay Guda Gashay Maxkamada Caalamiga ah ee Hague .

Comments are closed