..SHEEKOO LAYAB BADAN OO DHACDAY KA DIB MARKII AY GABADHNI KALA GARWAYDAY NINKEDII IYO NINKA WALALKII OO AH MATAANO
GABADHAN OO AHAY HAWENAY DHASHAY SADEX CARUUR AH AYA WAXAY LA KULANTAY QISO FAJAC BADAN KA DIB MARKII UU SOO DAGYA NINKEEDA WALAALKI OO AH MATANKIISII KALE OO IN BADAN KU MAQNAA QURBAHA
WAXAAN AY SOO QATEEN LABA LABIS OO ISKU EEG KA DIBNA WXAY GARACEEN GURIGII WAXAN KU SUGNAA CARUURTII IYO HOYADOOD
KA DIB WAXAY GUDAHA U SOO GALEEN GURIGII WAXA GABDHII KU DHACDAY AMANKAAG IYO FAJICISO
KADIBNA WAXAN LA WAYDIIDAY BAL NINKAAGII SOO SAR KA KADIBNA WAXAY FARTA KU FIIQDAY NINKEEDA WALALEEKII OO AH KU KA YIMADAY QURBAHA.