Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa nooga waramay Dimuqraadiyada iyo Islamka iyo xadhiga Sheekha furay Xisbulahi(DHEGEYSO)
Ottawa Dec 22,2011(qurbejoog.com)Sheekh Saciid Cali axmed oo ah sheekhul beledka magaalada Ottawa ee dalkan Canada ayaa nooga waramay sida uu u rkao ku dhawaaqida urur diimeedka Xisbullahi iyo xadhiga asaasihii ururkaasi Sheekh Maxamed Cabdilaahi Geelle.
Sheekh Saciid waxa kale oo uu eegaya oo uu ka jawaabayaa in nidaamka Dimuqraadiyada iyo Islamka la is waafejin karo?
Iyo weliba sida nidaam Islamiya iminka dalka looga hirgelin karo xiligan xasaasiga ah.
HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA SH.SACIID CALI AXMED
Qurbejoog-Ottawa