Sheekh Cali Dheere oo ka waramay dilkii loo geystay Sarkaalkii Sarecen(DHEGEYSO)-
Muqdisho April 29,2012(SDN)-Afhayeenka kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ka hadlay dilkii dhawaanta Puntland loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa shirkada SARECEN.
Sheekh Cali Dheere ayaa sidoo kale ka waramay Shidaalka laga baarayo degaanka Puntland iyo sida ay u arkaan.
HALKAN GUJI OO DHEGEYSO AFHAYEENKA AL SHABAAB SHEEKH CALI DHEERE