|

Sheekh Caan ka ah Gobolka Awdal oo Si Cad u Sheegay inuu Somalia Taageersan yahay Meelna iska Dhigay Somaliland ka Daawo Qurbejoog.com

Boorama 30.March 2014 (SDN)- Sh.Xasan Diheeye oo ka Mida ah Culimada Waaweyn ee Gobolka Awdal ayaa Sheegay in Calankii Wax soo baray iyo Ummadii Wax soo bartay in Laga Cararo Waxaanu Cadeeyay inay dani ugu Jirto Midnimada Somalia .

Waxa uu Sheekh Xasan Diheeye Sheegay oo kale in aanu Isagu ahayn Somaliland balse uu Yahay Somalia isagoo fariin Duur Xul ah u diray Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo uu Sheegay inuu la Yaaban yahay Rag Waaweyn oo Mutacalimiin ah oo Jaamacado Maraykan ku Yaala Wax ka dhiga oo Somaliland ku soo hoos noqday.

Boorama SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed