|

Sheekh Aadan Sunne oo Madaxweyne Siilaanyo Cafis u Fidiyey oo Soo Bandhigay Xaalada Naxdinta Leh ee Jeelasha ka Taagan & Wasiirka Caddaalada oo Jawaab Hubsiimo La’aan ah Kaga Fal Celiyey DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Sunne oo Dhawaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Cafis u fidiyey Kadib Markii Xukun Maxkamadeed ku Dhacay ayaa ka Dayriyey Xaalada Xabsiga Weyn ee Hargaysa oo uu dhawr Bilood Ku Jiray,Waxaanu soo Taxay Muwaadiniin ka soo Jeeda Gobolada dalka oo Dhibaatooyin kala duwani kala soo derseen Mudadii ay Xabsiga ku Jireen,Hasa Yeeshee Wasiirka Caddaaladda Axmed Faarax Caddare ayaa Jawaab siiyey Sheekh Aadan Sunne.

Comments are closed