|

Sheekh Aadan Siiro oo Sheegay in Muranka ka Taagan Dhismaha Tiyaatarku aanu Laba Qof u dhexayn doonin ee uu Weji Kale Yeelan doono DAAWO

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Sheekh Aadan Xaaji Maxamud “Aadan Siiro” oo ka mid ah Culimadda Waaweyn ee Somaliland ayaa Madaxtooyadda Somaliland ku eedeeyay inay dabada ka riixayso Muranka ka Oogan dhismaha Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa Kadib markii ay Shakhsiyaad kale siisay qayb ka mid ah Dhismaha Tiyaatarka.

Wuxuu Sheekhu ka digay Fidno ay Xukuumaddu horseed ka tahay kadib markii Waraaqo iska hor imanaya ay Siisay dad kale duwan.

Comments are closed