Shaqaalaha Qurbejoog iyo Kuwa Wasaarada Warfaafinta oo Hambalyo Meher diray SAWIRO
Hambalyo Meher Wacan Yuusuf Maxamed Iyo Caasha Muuse
1- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse)
02-Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Warfaafinta Shugri Xariir Ismaaciil
3- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan(Ilka-Case)
4- Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan
5- Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf
6- Maamulaha Idaacada Radio Hargaysa Maxamed Siciid Muxumed
7-Madaxa Barnaamijyada Ee Radio Hargaysa Sakariye Axmed Muxumed
8- Guddoomiyaha Wakaalada Wararka Ee Solna Xuseen Aadan Yuusuf(Kurdi)
9- Guddoomiye Ku Xiggeenka Wargayska Dawan Cumar Maxamed Faarax
10- Madax Online Ee Wasaarada Warfaafinta Safiya Cali Yuusuf
11-Madax Qorshaynta Ee Wasaarada Warfaafinta Axmed Cirro
12-Madax Shaqaalaha Ee Wasaarada Warfaafinta Mawliid Shaqale
13-Khaalid Axmed Cali
14-Cabdicasiis Caydiid Cilmi(Yamani)
15- Khadar Nuux Yoonis
16- Cabdiraxmaan Axmed Ibraahim(Bataash)
17- Maxamed Xabiib Cabdilaahi
18-Xassan Maxamed Muxumed(Xasan Burgal)
19-Hoodo Axmed Qarbooshe
20-Maxamed Cabdi Yuusuf
21-Khadar Xuseen Siciid
22-Xasan Cabdi Xarbi
23-Cabdiqaadir Xuseen Nuur
24-Saleebaan Haybe Laambad
25- Maxamed Muuse Banjiidh
26- Xassan Maxamed Muuse
27- Daa,Uud Xuseen Xiiray
28- Cabdiwali Saxardiid Xirsi
29-Axmed Saxardiid Xirsi
30- Ku Xiggeenka Madaxa Barnaamijyada Tvga Qaranka Cabdrisaaq Cismaan Maxamed
31-Cabdirisaaq Aliyoos
32- Nuur Cumar Jaamac
33-Axmed Cismaan Batuun
34- Maxamed Jaamac Jibriil(Shiine)
35- Maxamed Jaamac Cigaal(Jarmal)
36-Axmed Xuseen Cali(Cawaale)
37-Xasan Jaamac Caabi
38-Maxamed Xasan Cali(Waji)
39-Maxamed Xuseen Cali
40-Madaxa Barnaamijyada Tvga Qaranka Xuseen Cabdilaahi Deeqsi
41- Cabdiraxmaan Cali Ciise
-
C.qaadir Guuleed.
-
Axmed Timo
-
Maxamed Aadan
Dhamaanba Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo Shabakada qurbejoog.com Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka
Yuusuf Maxamed Ismaaciil
Iyo
Caasha Muuse Maxamuud
Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa Gaar Ahaana Hotelka Summer Time
Isku Waara Oo Isku Reeya Noqdana Labadii Eebe Ubad Khayr Qaba Kala Hela
Aamiin……………..Aamiin…………….Aamiin………………Aamiin