Shan iyo Toban Xildhibaan Oo Soo Saaray Baaq Ay Walaac Kaga Muujiyeen Hantida Qaranka
Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Shan iyo toban xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa soo saaray baaq ay walaac kaga muujiyeen sida xukuumaddu ay u adeegsato hantida ma guurtada ah ee shacbiga, kaas oo ay u xilsaarnayd ilaalinteeda.
WARKAAS OO FAAHFAAHSAN HALKAN KA DAAWO: