Shacabka Somaliland Maxay ka yidhaahdeen Xukuumadda uu soo dhisay Madaxweyne Muuse Biixi? DAAWO
Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka tirsan Dadweynaha ku dhaqan inta badan magaalooyinka waawayn ee Somaliland, ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa cusub ee uu soo magacaabay Khamiistii toddobaadkan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaanay Dadka qaarkood soo jeediyeen Talooyin iyo Tabashooyin, iyaga oo muujiyey Rejada ay ka qabaan Hoggaaminta Madaxweyne Biixi.
ragtiyo kala duwan oo uu Telefeshinka Horn Cable Dadweynaha ka ururiyey iyo waxay yidhaahdeen-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-