|

Shacabka Laascaanood oo Ka Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo DAAWO

Laascaanood 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland Iyo Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Maalintii Sabtidii Waxay Magaaladda Hargaysa Ku Kala Saxeexdeen Heshiis qayb ka ah Wada hadaladii u Socday labada dhinac.

Comments are closed