|

Saymaha Siyaasada,Sarifka lacagaha ,Suuqyada Wax kala iibsi Iyo Sicir barar dabarka goostay oo danyartu u silcayso DAAWO

Burco 28.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa lagu mashquulsan yahay Khilaaf Siyaasadeed oo ay ku kala qaybsan yihiin Siyaasiyiin damac kursi hayo.

Hasa yeeshee Nolosha Bulshada Somaliland gaar ahaan qoysaska danyarta ah ayaa maraysa Meel halis ah kadib markii uu Xadhkaha goostay Sicir barar laxaad leh oo ku yimid qiimaha Maceeshada kala duwan iyo Sarifka lacagaha qalaad ee Xoog looga isticimaalo Somaliland oo Cirka isku Shareeray.

Comments are closed