|

SAWIRRO: Boorama Oo Laga Tukaday Salaad Roob-doon Ah, Kaddib Saddex Maalmood Oo La Soomanaa

Boorama (QJ/SDN) – Kadib Markii Mudo sadex Maalmood ah laga soomay Guud ahaanba Gobolka Awdal ayaa waxa Maanta oo salaaso ah laga Tukaday Magaalada Boorama Salaada Roob doonta ah si Illaahay ugu naxariisto Ummadiisa ay Abaaruhu aafeeyeen waxaana gabi ahaanba laga Tukaday salaada Roobdoonta ah Barxadaha waawayn ee Magaalada Boorama.

Halkaasi oo ay isku soo Baxeen Boqolaal shacaba kuwaasi oo Alla waydiisanaya Dambi Dhaaf iyo Naxariistiisa waxaana salaadaasi kala qayb galay shacabka Gobolka awdal Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo ah ugaaska Beelaha samaroon oo isagu ka soo Kicitamay Dalkaasi Ethopia.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Comments are closed