Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland oo Kormeer Ku Jooga Deegaano uu Maamul Goboleedka Puntland Duulaan ku soo qaaday DAAWO
Buuro-wadal, 3 March, 2016-(SDN/QJ): – Taliyaha Guutada Taleex ee Ciidamadda Qaranka Somaliland iyo Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Kormeer ku Soo Maray Deegaano uu dagaal ku dhex maray Ciidanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo Maleeshiyo beeleedyo ku Sugan Deegaanka Bixin iyo Buuro Wadal isla markaana ay Puntland rabtay inay ka Yagleesho deegaamayn Cusub .