Salaadinta Bariga Hargeisa Ayaa Saaka ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakilada Somaliland Halka Uu Ku Sal Leeyahay
Hargeisa 17/11/2014(SDN/QJ)Qaar ka mida salaadiInta iyo Cushaaqa degta bariga magalada hargeisa ayaa ka hadlay halka uu ku sal leeyahay khilaafka golaha wakillda ee soo nqonqday , iyagoo xukuumada madaxwayne axmed maxamuud siilanyo ku eedeyey inuu ka danbeyo khilafka golahasi, iyagoo sidoo kale aad ugu mahad celinyey amaan badana dusha ka huwiyey xildhibanadii goabalka awdal ee golaha wakiilada somaliland ee diiday mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha golaha wakilada somaliland. Odeyda ayaa sheegay in xildhibaanada Awdal ay badbadiyeen Qaranka Jamhuuriyada somaliland.
Waxa kale oo ay salaadiinta ka hadleen hadal haynta maalmihii u danbeeyay ee inay beesha habaryoonis gar iyo gardaraba ku raacayso gudoomiyahaWakiilada, iyagoo sheegay inaany siyaasi kastaa oo somalilander ah aaney gardaro ku raacayn iyagoo sheegay inanay C/raxmana aaney gardaro ku raacayn,, cid kastoo gardarana aanu qaban doono waa sida ay hadalka u dhigene.
Hargeisa SDN/QJ
Concat@somalidiasporanews.com
ciro ma habaryonis aya xilka u dhitay mise golaha uka tirsanyahay misharka ma reerba siya mise qaran ma reerbu madaxnimo ka donaya mise umada sland wa nasib darro shaksi daqankan o kale ku sifobey in manta cid u hiliso ma geyo wa 5u