|

Safiirka Turkiga ee Ruushka oo si yaableh isaga bad baadiyay Weerar lagu qaarajin lahaa DAAWO

Moscow 25. December 2016 (SDN/QJ):- Safiirka dalka Turkiga ee Ruushka ku sugan ayaa ka bad baaday weerar la doonayay in lagu qaarajiyo.
Muuqaalo cusub ayaa muujinaya in safiirka isagoo qudbeynaya lasoo weeraray hase ahaatee uu iska difaacay taas oo keentay inuu fashilmo weerarkan.

Comments are closed