Safiirka Itoobiya ee Somaliland iyo Madax kale oo Maanta Kulan la qaatay Saraakiil ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland iyo Arrin Muhiim ah oo laga wada hadlay
Hargaysa 01.Jan 2013 (SDN)- Safiirka& safiir ku-xigeenka s/land u fadhiya dalka Ethiopia waxay wasaaradda arrimaha dibedda dalka ethiopa kula kulmeen agaasimaha waaxda afrika ee wasaaradaasi iyo agaasimaha dalalka jaarka waxay ka wada hadleen
-
Fiisaha &ciqaamada ardayda reer s/land ee ethiopa wax-ka barata dalkaasi, ka dib markii ethoipa go’aansatay in dib u eegis lagu sameeyay iqaamahada dadka ajaanibka ah ku joogaan dalka ethoipa oo ay ku jiraan dadka Somaliland u dhashay.
- Waxay isku afgarteen in ardayda s/land ee ethiopa dagen waxna ka barta dalkaasi in ay safaarada somaliland u soo gudbiyaan liiska magacyadooda si dib u eegis loogu sameeyo loona siiyo ciqaamado waxbarasho.
- Waxaana arintaas loo xil saaray guddi ka koobaan labada dhinac oo kala ah safiir-kuxigeenka somliland u fadhiya dalka ethoipa iyo agaasimaha waaxda dalalka afrika ee wasaraada khaarajiga ethoipa.
- Inta ay hawsho socoto in aan la mustaafurin Karin ardayda u dhalatay dalka somaliland
Sanad wanaagsan dhamaan bahda saxaafada Somaliland
Axmed Yusuf Cilmi(Suudi)
Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibedda
&Iskaashiga Caalamiga.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com.