Safiirka Arrimaha Xajka Ee Somaliland Mudane Axmed Safiina ayaa ka qabgalaya shir caalamiya oo ka dhaci doona London
LondonAug 22,2015(SDN/QJ) Safiirka somaliland ee arimaha xajka Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa la filayaa inuu ka qayb galo shir caalamiya oo ka dhacaya wadankan Uk casimadiisa london Amb Ahmed ayaa Waxa uu Ku soo Adan yahay 24 /08/2015 isniitata 4:pm galabtii waxana gudiga soo dhawaynta ay ugu baqayaa shacabka Somailand inay ka soo qaybgalaan soo dhawaynta . Amb Ahmed Safiina oo ah Shaqsi ku qaali ah umada Reer Soomaliland. safiirka ayaa la filaya inuu kulamo la qato jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan Uk.