|

Sadex Todobaad oo Isku Xiga iyo Korodhka Qabsoomida Shirarka Beelaha Somaliland,Ka Qayb galka Madaxda Xukuumada iyo Axsaabta DAAWO

Burco 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Sadexdii todobaad ee u danbeeyay ka qabsoomay Deegaano ka Tirsan Somaliland Shirar ay soo qabanqaabiyeen Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland Kuwaas oo intooda ugu badani ka dhaceen Gobolka Togdheer.
Hadaba Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Mas’uuliyiinta Xisbiyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xidhitaanka Shir Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland uga socday Tuulada Beer oo ka tirsan Degmada Burco

Comments are closed