|

Sadex ka Mid ah Ciidanka Somaliland oo Dil lagu Xukumay iyo Amaanka Maxkamada oo la Xoojiyay DAAWO

Laascaanood 14.April 2015 (SDN/QJ):- Maxkamadda gobolka Sool, ayaa Xukun dil ah ku ridday Saddex Askari oo ka tirsan Ciidammada Qaranka, kuwaasoo dilal geystay hore geystay, sida Maxkamadda horteeda kaga caddaatay. Waxaana si weyn loo adkeeyey ammaanka Maxkamadda gobolka Sool ee magaalada Laascanaood.

Gaashaanle Sare Maxamuud Xirsi Faarax, ayaa Warbaahinta faahfaahin ka siiyey sida Xukunkaasi u dhacay iyo nooca dembiyada lagu helay ee ku caddaaday Askarta ka tirsan Ciidammada, ka dib dood dheer iyo difaacid ay ka galeen Qareennada difaacayey ama u doodayey Eedaysanayaasha dembiyada dilka ahi ku caddaadeen.

Warbixinta warkan oo dhammaystiran ka Daawo Muuqaalkan hoose:-

Comments are closed