|

Sababaha Keena in Luuqadi dabar go’do amase Saaxada ay ka baxdo Prof Siciid Saalax Axmed Iyo Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog.com idiin soo diyaarisay {DHAGAYSO}

Said_SaalaxHargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Sannad Walba Waxaa 21 Bisha Feb Adduunka  laga Xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Afafka Hooyo, Munaasibado arrintan la Xidhiidha ayaa lagu qabtaa degelada ay dadka ku hadla Luuqada Somaligu degan yihiin.

Waxyaabaha Sida Weyn looga doodo waxaa ka Mid ah Isbedelada Joogtada ah ee Ku dhaca Luuqada Somaliga kadib markii ay hafiyeen Luuqado kale oo Shisheeye,Waxaa la is weydiin karaa Afsoomaaligu Gaylan Buu Ku Jiraa: Ma Badbaadi Doonaa?!.

Hadaba Shabakada Qurbejoog.com amase Somalidiasporanews.com Waxay bah’da Sida joogtada ah ugu Xidhan halkan ugu soo gudbinaysaa Barnaamij ku saabsan sababaha keena dhimaal ku yimaada Luuqada Somaliga Waxaa soo jeedinaya Weriyahayaga Yuusuf Maxamed Ismaaciil ee Dhagaysi haboon.

GUJI HALKAN OO KA DHAGAYSO MOBILKAAGA BARNAAMIJKAN GAARKA AH

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiciidSalax20.mp3″]
contact@Somalidiasporanews.com

Comments are closed