Saaxiibaday Waxaan Leeyahay Xaq ayaad u Leedihiin inaad Tartantaan Laakiinse inaad Amaanka KhalKhalisaan Cidina Idinka Yeeli Mayso” Suldaan Axmed Bade DAAWO .
Hargaysa 03.June 2014 (SDN)- Suldaan Axmed Bade Gude oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Hargaysa iyo Salaxley oo ka Hadlayay Kulan Xubno Beeshiisa ahi ay kaga hadlayeen Xaalada Guud ee Amaanka Caasimada ayaa ka hadlay Damaca kala Irdheeyay Madaxda Xisbiga Kulmiye una qaybiyay labada garab ee haatan lagu kala dhex jiro.
Suldaan Axmed Waxa uu Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Weli aanay bulshadu ka Xiiso dhicin oo Waxqabadkiisa lagu dooran doono.
Hargaysa SDN/QJ