Reer Berbera oo Foodhi Iyo Qaylo ku Qaabilay Hadal uu Wasiir Cukuse kaga hadlay Xuska Ciidul Fidri DAAWO
Berbera 07.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa Bulsho weynta ku dhaqan Magaalo Xeebeedka Berbera Waxay kala qayb galeen Munaasibada Ciidul Fidri.
Wasiirka Xannaanadda Xoolaha C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo ku hadlayay afka Xubnaha Golaha Wasiirada ee dadka reer Berbera kala qayb qaadanayay dabaal dega munaasibada Ciidul Fidri ayaa la Kulmay Qaylo iyo Orin ka dhalatay Hadalkiisa.