|

Raysal Wasaare Xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte oo Ka Biyo Diiday Qodobo ka Mid ah Heshiiskii Madasha Wada Tashiga Somalia DHAGAYSO

Muqdisho 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Raiisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Ayaa Ka Biyo Diiday Qodobka Ka Hadlaya Saami Qaybsiga Kuraasta Aqalka Sare Ee Khuseeya Xubnaha Somaliland.

carteOo Dhawaan Madasha Wada Tashiga Soomalia Xubno Ka Jartay Xubnihii Somaliland U Mataalaayey

 

Aqalka Sare Ee Somalia Iyadoo Dhawaana Madaxdhaqameedkii Soo Xulaayey Ay Baaq  Adag Ka Soo Saaren Iyagoo Sheegay Inaanay  Xulayn Hadii Xubnahaasi Loosoo Celinwaayo

 

Maxamed Cumar Carte Ayaa Sheegay Inay Arrintaasi Ahayn Mid Ay Ku Qanci Karaan, Wuxuuna Madasha Hoggaamiyayaasha Ugu Baaqay Inay Dib U Eegaan Qodobkaas.

Comments are closed