Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Amaan Xoogan u Soo Jeediyay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya,In lagu daydana u soo Jeediyey Kililada kale DAAWO
Addis Abab 08.July 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Sheegay in Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ay Meel iska dhigeen Is Jiid Jiidadkii Hore u Jiray Isla markaana Wuxuuu amaanay Horumarka ay Gaadheen.