|

Raysal Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia oo War Farxad Leh u Sheegay Shaqaalaha Dawlada DAAWO

Muqdisho 28. July 2017 (SDN/QJ):- Raisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maalmahaan dambe waxa uu noqday mid si weyn u soo jiitay xubnaha Baarlamaanka Somalia iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed .

Mudane Xasan Cali Kheeyre ayaa ka dhabeeyay balan qaadyo fara badan oo uu horay u shaaciyay , wuxuuna iminka ka farxiyay shaqaalaha dowlada iyo laamaha kala duwan ee xukuumada Soomaaliyeed , kaas oo meel saaray miisaaniyada lixda bil ee soo socota .

Comments are closed