Ramadanta iyo Xaaraan Quutayaasha Maxaa Kala Qabsada? DAAWO
Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waa Bil uu Ilaahay ugu Talo galay in addoomihiisa Muslimiintu ay afka Xidhaan kana Soomaan Wax kasta oo La Cuno ilaa la Gaadho Xiliga alle Kor ahaaye Xalaaleeyay.