|

Qunsulka Turkiga u Fadhiya Magaalada Hargaysa oo ka hadlay Inqilaabkii Dhicisoobay ee Dalkiisa iyo Sida uu u arko Diidmada Somaliland ee Dalkeeda inay ka saarto Hay’ada Nile Academy DAAWO/DHAGAYSO

Qunsulka Turkiga ee SomalilandHargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Qunsulka Dawladda Turkiga u fadhiya magaalada Hargeisa ayaa markii u horeysay faahfaahin ka bixiyay inqilaabkii ka dhacay dalkiisa iyo mawqifka ay Somaliland ka qaadatay hay’ada Nile Academy oo lagu xidhiidhiyay inqilaabkaas.

Comments are closed