Qoyskii uu Ka Baxay Wasiirkii Hawlaha Guud ee Somalia ee Agagaarka Villa Somalia lagu Khaarajiyey oo Ka Dalbaday Dawladda Madaxweyne Farmaajo inay Cadaalada Mariso Cidii Dilka Marxuunka ka danbaysay DAAWO
Muqdisho 08. May 2017 (SDN/QJ):- Ehelada Wasiirkii Hawlaha Guud ee Dawlada Federaalka Somalia Marxuun Cabaas Siraaji oo Dabayaaqadii Todobaadkii Tegay Ciidan ka tirsan Dawlada Somalia ay ku Khaarajiyeen Agagaarka Xarunta Madaxtooyadda Somalia ee Muqdisho ayaa Dawlada Federaalka u soo Jeediyay In Caddaalada la Marsiiyo dadkii ka danbeeyay Dilka lagu Khaarajiyey Wiilkoodii.