Qoyska Qurbaha : Mushkilado iyo xuluul(DAAWO)
Ottawa Dec 14,2013(SDN)-Waa Baranaamij Muuqaal ah oo aanu ugu magac daray Qoyska iyo Qurbaha.
Wanaaga mujtamacu waxa uu ku xidhanyahay wanaaga qoyska. Qoysas hagaagsan ayaa keena mujtamac wanaagsan. Silslada barmaamijkan aan u bixinay Qoyska qurbaha mashaakilaad iyo xuluul waxa aan ku soo bandhigi doonaa mushkiladaha ugu waaweeyn ee horyaala qoysaska qurbaha sidaas oo kale waxa aan ku soo bandhgi doonaa xalalka mushkiladahaas.