|

Qorshaha Cusub Iyo Hindisaha Ruushku uu Ciidamadiisu Ku balaadhinayo Guud ahaan caalamka DAAWO

Moscow 28. July 2017 (SDN/QJ):- Iska hor’imaadada siyaasadeed iyo kuwa millateri ee u dhexeeya maraykanka iyo ruushku waxa ay ahaayeen kuwo laga dareemayey dhamaan qaaradaha dunida, haatanse waxa ay noqden kuwo laga arko badaha waaweyn dhexdooda, taasina waa mid ku cad qorshaha cusub ee ciidamada Raashiya loogu daadguraynayo ee loogu balaadhinayo daafaha caalamka iyadoo saldhigyo milateri looga yagleelayo dalal badan oo dunida ah.

Comments are closed