|

Qofkii labaad ee Rayid ah oo Goor dhawayd lagu Khaarajiyay Magaalada Kismaayo

Kismaayo 15.Sep 2013 (SDN)- Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ninki labaad oo rayid ah hadda ay maleeshiyo beeleedka Raaskmabooni ku dileen gudaha magaalada Kismaayo.

KismaayoII-300x225Allaha U Naxariistee Marxuumka hadda la dilay ayaa isaguna waxa uu ka soo jeedaa beesha Sade, waana ninkii labaad oo mudo ka yar sideed saacadood gudahood  lagu dilo magaalada Kismaayo.

Waxaan ku raad joognaa magacyada labada Marxuum ee ugu dambeeyay ee lagu dilay gudaha magaalada Kismaayo.

Kismaayo SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed